Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray dhismaha wado xiriirisa dhoor Degmo/Sawiro.

0
784

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha wadada xiriirisa Degmooyinka Waabari, Xamar Jajab iyo Xamar Weyne oo uu maamulku dib u dhis ku sameeyay.

 

Wadaan oo ay dadka iyo gaadiidkuba maristeeda dhibaato ku qabteen ayaa waxa ay ka soo bilaabataa Hoteelkii hore ee Shabeele iyada oo hor marta masjidka Shiikh Cabdulqaadir, Hoteelkii hore ee Muna, Beerta Nabadda, Piazza Libaro ilaa iyo Shinema Africa waayna ku dhamaataa Cusbataalja Martiini

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here