Qaar kamid ah Gudoomiye ku Xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay kulan Wacyi gelin ah/Sawiro.

0
1237

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Maamulka gobolka Banaadir ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamuka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Cabduqadir Maxamed Maxamuud (Caana-Booro) iyo Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa kala qeyb galay Maamulka iyo shacabka Degmada Waabari kulanka Wacyi galinta ladagalanka Mukhaadaradka iyo Sugida Amniga.

 

Kulankaan ayaa ah kulan looga wacyi galinyo shacabka waxyabaha maanka dooriya oo malmahaan kusoo badanaya Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here