Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo kaa shanaya wasiirada dhalinyarada iyo ciyaaraha Doowlad goboleedyada iyo Federaalka , Maamulka G/Banaadir ayaa go’aamiyay in ciyaarta Finalka ay dhecdo berri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 31-12-2020.
Ciyaarta kama dhanbeysta ah ee tartanka ayaa garoonka Eng. Yariisoow ku dhex mari doonto xulalka Galmudug iyo Banaadir.














