Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo soo gabagaboobay War-Murtiyeedna laga soo saaray/Sawiro.

0
27

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta ka qeyb galay kulanka wadatashiga Qaran ee doorashoihinka Dalka oo ay maanta kasoo qeyb galeen Midowga Musharixiinta, Bulshada Rayidka, Haweenka iyo Beesha Caalamka.

 

Golaha Wadatashiga Qaran oo soo gabagabeeyay shirkii uga socday Muqdisho, ayaa soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo khuseeya hufnaanta iyo jadwaleynta xilliga ay soo dhammaaneyso doorashada.

Waxaana ugu muhiimsan in doorashada lagu soo dhameeyo 25-ka bisha Febraayo, iyadoo la raacayo habraacyadii lagu heshiiyey ee khuseeyey Ergada iyo Murashaxiinta.

Hoos ka akhriso war-murtiyeedka shirka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here