Guddoomiye Basmo oo booqatay MCH-ka Hodon/Sawiro.

0
25

Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta kormertay Xarunta MCHka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

 

Kormeerkaan oo ahaa mid ay ugu kuur galeysay sida loogu qidmeeyo Bulshada ku nool Degmada Hodan, waxayna bogaadisey sida ay howshu u socoto iyadoo Kula dardaarantay Madaxda caafimaadka ee degmada Hodon iney laban laabaan adeegga ay u hayaan shcabkooda.

 

Kormeerka waxaa ku wehliyey Guddoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada agaasimaha caafimaadka Maamulka Gobolka Banaadir Maxmed Cadoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here