SAWIRRO: Munaasabad lagu Xusayay Maalinta Cafiska Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

0
501

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay maalinta Cafiska Soomaaliyeed.

Munaasabadda waxaa ka 1ay galay qybaha kala duwan ee bulshada, waxa ayna bogaadiyeen dadaalka muhiimka ah ee xoogga lagu saarayo iscafinta iyo dib u heshiinta oo ay dalka ka wadaan dhallinta Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn, Inta munaasabaddu socotay waxaa qabsoomay dood ciwaankeedu ahaa dhallinyarada iyo doorka Nabadda oo si weyn loogu falanqeeyay kaalinta dhallinyarada ee nabadda iyo iscafinta ummadda Soomaaliyeed.

Hal-ku-dhigga barnaamijkan ayaa ah: Cafi oo caafimaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here