Guddoomiye Basmo oo agab nadaafadeed ku wareejisay maamulada degmooyinka

0
434

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta agab Nadaafadeed ku Wareejiyay Gudoomiye ku-xigeenada Arrimaha Bulshada Degmooyinka iyo Degaanada Gobolka Banaadir si loo dardargeliyo Nadaafada Caasimadda.

Guddoomiye Basmo oo la hadashay Guddoomiye ku xigeenada arimaha Bulshada Degmooyinka iyo deegamada Gobolka Banaadir ayaa Kula dardaaramay in ay laban laabaan howlaha baaxdda leh ee ay Ka hayaan wadooyinka Magaalada Muqdisho si ay u soo noqoto bilicdii ay magaladani laheyd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here