Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo guddoomiyaha Maxkamadda sare ayaa maanta si wada jir ah tababar ugu furay Xeer ilaaliyayaasha cusub ee loo qaatay in ay ka mid noqdaan ku Xigeenada Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalka.
Xeer ilaaliyaasha cusub ayaa ka soo gudbay ku dhawaad 200 oo soo codsaday xubinimada xaafiiska.
Machadka Tababarka Garsoorka ayaa soo agaasimay tabarka, waxs uuna socon doonnaa mudo 2 bilood ah, iyadoo lagu qaadan doono aqoon la xiriirta sharciyada dalka u yaala si practical iyo theory ah.














