๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š/๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐—ข๐—ผ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—”๐—น-๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ

0
359

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Isbitaalka Recep Tayyip ErdoฤŸan Ex Digfeer ku booqday dhaawacyada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee kusoo dhaawacmay Howlgalada dalka loogu xoreynayo Kooxaha Argagixisada ee ka socda Gobolada dalka.

โ€œWaxaad tihiin mujaahidiin, naftiina waxaad u horeysaan in cadowga arxan laawayaasha ah aad ka dul qaadaan ummadiina, waxaan eebe idin kaga baryayaa in uu caafimaad deg deg ah idin siiyo, mar welibana waxaad maanka ku heysaan in aan garabkiina nahayโ€ ayuu yiri Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa mid mid u kor istaagay dhaawacyada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa kula dar-daarmay Shacabka Soomaaliyeed in ay is-garab taagaan Ciidamada Qaranka iyo Muwaadiniinta kale ee u istaagay in ay dalka ka xoreeyaan kooxaha Argagixisada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here