Guddoomiye Basmo oo la kulantay madaxda safaaradda UK ee Soomaaliya

0
524

Guddoomiye Ku xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed ayaa maanta kula kulmay Safaaradda UK ee Somaliya ku xigeenka safiirka UK ee Somalia Mr. Richard Slack.

Labada masuul ayaa kawada hadlay arrimaha Abaaraha ee ka jira dalka, gaar ahaan dadka cusub ee Caasimadda soo gaaraya sidii ay Dowladda UK gacan uga geysan lahayd taakuleenta Dadkaasi.

Guddoomiye Basma iyo safiirka ayaa isla meel dhigay in la horumariyo Waxbarashada Gabdhaha Soomaaliyeed iyo sidii Dowladda UK uga caawin lahayd Dowladda Hoose ee Xamar horumarinta adeegyada Caafimaadka G.Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here