Maamulka G/Banaadir oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta hay’adda Bisha Cas ee Turkiga

0
396

Agaasimaha Baahiyaha gaarka ah ee Maamulka Gobolka Banaadir Md. Axmed Xasan Warsame ayaa maanta la kulmay guddoomiyaha ururka bisha cas ee dalka Turkiga u qaabilsan Soomalaiya Mr. Orhan kökcü.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii loo gargaari lahaa naafada ku nool Gobolka Banaadir oo qaba baahiyo kala duwan.

Waxa kale oo ay ka wada hadleen joogteynta Xiriirka iyo sidii la isugu xiri lahaa naafada dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here