Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka oo ka qaybgalay Dhoolla-tus caalami ah: SAWIRRO

0
236

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan casho ah kula qaatay ciidamo ka tirsan kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ka qayb-galay dhoola-tus millatari oo ciidamo ka socday 23 waddan ay ku sameeyeen dalka Kenya.

Madaxweynaha Somalia ayaa ciidamada ku bogaadiyay kartida, aqoonta, xirfadaha sare ee ay soo bandhigeen iyo sumacadda ay u soo hooyeen Qarankooda, isagoo kula dardaarmay in ay u dhaqaaqaan waajibka qarannimo ee ka saaran xoreynta dalka oo ay qaybtooda ka qaataan dardar-gelinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here