Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay munaasabada sanad guurada 62-aad ee ciidanka xooga dalka

0
351

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabada sanad guurada 62-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaskii Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo maanta si weyn loo xusay.

Fagaaraha wasaarada Gaashaandhiga ayaa lagu soo bandhigay qeybaha ay ka kooban yihiin Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo ay ka muuqatay heybad iyo horumarin la xariirta dhismaha ciidanka qalabka Sida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here