Jadwalka Doorashada Madaxweynaha DFS oo la shaaciyay

0
420

Kadib kulan uu maanta oo Khamiis ah isugu yimid Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo ka kooban 17 xubnood oo ka socda labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay Guddigu doorteen Guddoomiye Xildhibaan Abdiqani Ugaas iyo Ku Xigeen Xildhibaan Maxamed Keerow.

Guddigu waxa ay ka doodeen waqtiga Doorashada, iyaga oo tixgaliyay duruufaha dalku uu ku jiro, waxana codeyn kadib la isku waafaqay 15 May in ay noqoto maalinta doorashada Madaxweynaha DFS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here