SAWIRRO: Guddoomiye Madaale oo ka Qayb-galay Munaasabadda Sanad-guuradii 24-aad ee kasoo Wareegtay dib u furida Isbitaalka Madiina

0
328

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qayb-galay munaasabadda sanad-guurada 24-aad ee dib u furidda Isbitaalka Madiina ee ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Somalia, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), wasiir-u-dowlaha wasaaradda Caafimaadka XFS, Drs. Maryan Maxamed Xuseen, taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Sulub Axmed Firin, saraakiisha ciidanka booliska, bahda caafimaadka iyo marti-sharaf kale ayaa munaasabadda goobjoog ka ahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here