Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa dikreeto ku magacaabay guddiyada maamulaya doorashooyinka labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo guddiga Xalinta Khilaafaadka.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa magacaabay: 1- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal, 2- Liiska Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed, 3- Liiska Guddiga Doorashooyinka Xubnaha Somaliland, 4- Liiska Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga, 5- iyo Liiska Guddiga Xubnaha Dowladda Federaalku ku darayso dowlad goboleedyada.
Haddaba hoos ka akhriso dhammaan liiska.














