Khudbadaha Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha Maalinta 1-aad oo lasoo Gabagabeeyay

0
64

Xerada Ciidamada cirka ee Teendhada Afisiyooni waxaa ka bilaabatay dhageysiga khudbadaha musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Maanta ilaa 20 Musharrax ayaa loo qorsheeyay in khudbadahooda jeediyaan, waxaana Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka musharrixii uyu horeeyay ee khudbadiisa u jeediyay uu noqday Xasan Aadam Hoosoow.

Guddiga doorashooyinka Madaxweynaha ayaa waxaa ay sheegeen in musharrax walba uu heysto in uu khudbadiisa jeediyo ilaa 15 Daqiiqo.

Dhamaan Musharaxiintii loogu tagalay ayaana Jeediyay Khudbadihii ay Xildhibaanadda Codkooda ku Weydiisanayeen.

Maalinta Bari ah ayaa la filayaa in 19 Musharax ee hartay ay jeediyaan Khudbadahooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here