Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Xeerarka Doorashooyinka Dalka iyo Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda: VIDEO

0
208

Golaha Wasiirrada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerka doorashooyinka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya iyo xeerka ururrada iyo xisbiyada siyaasadda oo lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka.

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya, mudane Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa akhrinaya muhiimada ay shacabka Soomaaliyeed u leeyihiin xeerarka maanta goluhu ansixiyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here