Natiijada doorashada iyo Afarta Musharax ee u soo gudubtay Wareega 2-aad ee Doorashada Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya iyo codadka ay kala heleen.
1. Said Abdullahi Deni 65 cod
2. Mohamed Farmaajo 61 cod
3. Hassan Sheikh Mohamud 51 cod
4. Hassan Ali Kheyre 49 cod
Waxaa sidoo kale ay keensadeen Musharixiinta Kale ee ka haray Wareega 2aad
5. Sheikh Sharif Sh. Ahmed 39 cod
6. Abdirahman Abdishakur 15 cod
7. Abdulkadir Osoble 14 cod
8. Abdullahi Adow Ali Gees 8 cod
9. Abdirahman Ablaal 2 cod
10. Said Isse 1 cod
11. Abdinur Sh Mohamed 2 cod
12. Fowsiyo Haji 1 cod.
13. Taabit Abdi Mohamed 1 cod.
Waxaa la guda galay doorashada iyadoo
Natiijada Wareegga 2-aad ee doorashada. ay codeeyeen 329 Xildhibaan.waxayna natiijadii noqotay.
Xasan Shiikh Maxamuud 110 cod
Maxamed Claahi Farmaajo 83 cod
Saciid Cabdullaahi Deni. 68 cod
Xasan Cali Kheyre. 63 cod.
Waxaa xumaaday 5 cod, waxaana sidaas Ku dhawaaqay gudiga isku dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaliya.
Waxaa kama danbeysta isugu soo haray 2-da Murashax ee kala ah. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Waa markii ugu horeysey taariikhda doorashada Soomaaliya ay 2 jeer oo isku xiga wareegga kama danbeysta isugu soo haraan labadan Mudane.