Guddoomiyaha G/Shacabka oo Booqday Madaxweynaha Dooran Ee Xasan Shiikh

0
691

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo hambalyo ugu tagay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ay doorteen Baarlamaanka labada Aqal, waxaana labada masuul kulan koodi ahaa is xog-wareysi iyo sidii loo sii amba qaadi lahaa geedi socodka nabada iyo xasilooni siyaaseed oo wadajir ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here