Kulanka dadweynaha iyo wacyi galinta oo ka dhacay Xamarweyne

0
16

Kulanka Dadweynaha iyo Wacyi galinta Shacabka Gobolka Banaadir oo ay ku taageerayaan Kacdoonka Shacabka iyo midka Ciidamada Qalabka sida ee ka socda Gobolada dalka, kaasi oo dalka looga xorreynayo kooxaha Khawaarijta ah ayaa galabta lagu qabtay Degmada Xamar Weyne.

Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimha Xiriirka Degmooyinka Gobolka Banaadir Mukhtaar Maxamed Axmed Maamulka Degmada iyo odayaasha dhaqanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here