SAWIRRO: Gudoomiyaha Degmada Heliwaa iyo Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir oo kulan la Qaatay Dhallinyarada degmada Heliwaa

0
346

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa, mudane Mire Salaad Dhuxulow iyo guddoomiyaha dhallinyarada gobolka Banaadir. Mudane Cumar Faaruuq ayaa maanta kulan la qaatay dhallinyarada degmada Heliwaa.

Guddoomiyaha Mire iyo Guddoomiye Faaruuq ayaa dhallinyarada degmada kala hadlay sidii ay dhallinyaradu uga qayb-qaadan lahaayeen wacyi-gelinta bulshada iyo harumarka degmada.

Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada degmada Heliwaa, mudane Maxamed Shaahid Sheegow iyo guddoomiyaha dhallinyarada degmada Heliwaa, mudane Bishaar Xasan Maxamed (Maareeye).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here