Duqa Caasimadda iyo Mas’uuliyiin kala duwan oo Kulan Afur-wadareed ah uga Qaybgalay Dulleedka Degmada Dayniile: SAWIRRO + VIDEO

0
211

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS, mudane Saalax Axmed Jaamac, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, mudane Maxamed Axmed Amiir, wasiiro, xildhibaano, guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaaadda gobolka Banaadir, saraakiisha laamaha amniga iyo xubno kale ayaa kulan afur-wadareed ah uga qeybgalay dulleedka degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Amiir ayaa boogaadiyay dadaalka laamaha amniga iyo sida ay ugu guuleysteen in shacabka caasimadda ay si nabad ah ku soomaan kuna afuraan, isaga oo kula dardaarmay saraakiisha laamaha amniga iyo qeybaha bulshada in la xoojiyo wada-shaqeynta, si loogu mira-dhaliyo guulaha amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here