Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Guddoomiyeyaal Degmo

0
281

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Magacaabay Guddoomiyeyaasha kala ah;

1. Mudane Cumar Meeyre Mocoow, waxaa loo magacaabay guddoomiyaha degmada Dharkeenleey. Waxaana xilkii laga qaaday Guddoomiyaha Degmada Dharkeenleey, Mudabe Maxamuud Xaaji Cali Fiidoow.

2. Mudane Xuseen Xasan Maxamuud, waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Waaberi. Waxaana xilkii laga qaaday Guddoomiyaha Degmada Waaberi, Mudane Maxamed Sayid Cali.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa kula dardaarmay guddoomiyeyaasha cusub in ay mudnaan siiyaan harumarinta degmada, bilicda iyo baahinta adeegyada aasaasiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here