Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda UK/Sawiro.

0
399

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan ka horgagga macluusha iyo arrimaha Bani’aadminimada Nick Dyer.

 

Ra’iisal wasaaraha ayaa ergayga kala hadlay sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameynta ku yeelatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here