Guddiga KMG labada Gole Baarlamaanka ee Miisaaniyadda 2022 ayaa Mar kale kulmay+Sawiro

0
79

Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 ayaa maanta la kulmay Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Marwo Faadumo Cismaan Faarax iyo xubno kale oo la socday

Guddiga oo gudanaya waajibaadkooda shaqo ee loo xilsaaray ayaa Wasiirka iyo xisaabiyaha guud ee Qaranka wax ka waydiiyay qarashaadka ka baxay qasnadda Dowladda bilihii la soo dhaafay, Canshuuraha iyo su’aalo kale oo la xiriira Miisaaniyadda Qaranka 2022.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here