Warar Dugsiga Agoonta Booliiska Oo lagu Wareejiyay Gaari Bas ah+Sawiro By Codka Caasimadda - June 15, 2022 0 410 Share on Facebook Tweet on Twitter Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa maanta ku wareejiyay dugsiga hoose /dhexe ee Agoonta Booliska Soomaaliyeed gaari bas ah oo uu horay ugu ballan qaaday Ra’iisul Wasaare Maxmed Xuseen Rooble.