Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha U Qaabilsan Abaaraha oo Gaaray Buulo Burde+Sawiro

0
361

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ku sugan magaalada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan halkaas oo saaka uu ku tagay safar qiimeyn xaaladda nolosha ee ka jirta deegaanka.

Dhanka kale Buulo Barde waa magaalada uu ku dhashay Cabdiraxmaan taasoo ay si gaar ah u taabaneyso xaaladda adag ee ka jirta maadaama ay tahay magaalo sanado badan ay go’doomisay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here