Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS,
Guddoomiye Cabdi Xaashi cabdullahi ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay Mudane Xamse Cabdi Barre waxuuna u rajeeyay in Eebbe ku guuleeyo.














