Degmooyin fuliyay olole kor loogu qaadayo bilicda iyo nadaafadda Caasimadda

0
386

Maamullada degmooyinka Howlwadaag iyo Warta Nabada oo kaashanaya waaxda gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar iyo shirkadda IFI ayaa xalay olale nadaafadeed ka sameeyay waddada Wadnaha oo dhex-marta Degmooyinka Howlwadaag, Hodan iyo Warta Nabada ee Magaalada Mudisho.

Agaasimaha Guud ee Nadaafada iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dolwlada Hoose ee Xamar Mudane Maxamed Suudi ayaa ugu baaqay Ganacsatada suuqa Bakaaraha inay ka qayb-qaataan olalaha nadafada iyo bilc soo celinta caasimadda dalka si loo helo magaalo nadiif ah oo bilicsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here