Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dekadda Muqdisho isagoo u kuurgalayay habsami u socodka howlaha dekadda, waxa uu warbixin ka dhageystay wasiirka dekadaha iyo gadiidka badda iyo mas’uuliyiinta dekadda oo uga warrammay sida ay u socdaan howlaha dekadda oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha ee dalka ugu muhiimsan.