Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug oo Shir Gudoomiyay kulanka Amniga Maamulkaasi+Sawiro

0
9

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Galmudug mudane Ali Dahir Eid ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Galmudu.

Shirkaan oo ay ka so qaybgaleen gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida ayaa diiradda lagu saaray amniga guud ee Galmudug iyo la dagaalanka Al-Shabaab.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo shirkaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in Galmudug ay had iyo goor u taagantahay ka hortagga iyo baacsiga kooxaha xagjirka ah, isagoona madaxweyne ku xigeenku uu ku ammaanay ciidamada qalabka sida goob kasta ay ugu baacsanayaan kooxaha nabad diidka ah, oo ay ugu danbeesay dharbaaxadii shacabka reer Baxdo iyo ciidamada qalabka sida ay ku dhufteen kooxda Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here