Ra’iisul Wasaaraha Masar Oo Soo Gaaray Muqdisho+Sawiro

0
373

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mudane Mustafa Madbuuli oo ka mid ah madaxda caalamka ee ka qeyb galeysa caleemosaarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here