Guddoomiyaha G/Banadir Oo kulan Soo Dhaweyn ah loogu sameeyay Degmadda Shangaani+Sawiro

0
401

Munaasabad lagu soo dhaweenayay Guddoomiyaha cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Caasimada Soomaaliya Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa galabta lagu qabtay xarunta Degmada Shingaani ee Magaalada Muqdisho.

Munasabadaan ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin kala gedisan oo ay ugu horeesay Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyi-gelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti), Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Shangaani, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka, Hodan, Yaaqshiid, Shibis, Ururada Haweenka iyo Dhalinyarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here