Duqa Muqdisho Oo la Kulmay Wasiirka Dhallinyarada XFS+Sawiro

0
299

Guddoomiya gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS Mudane Mahamed Barre Mahamuud iyo Guddoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Mudand Cabdi Kaafi Maxamud Makaraan,

Kulankan ayaa ujeedkiisa ahaa sidii loo xoojin lahaa doorka ay dhallinyarada Soomaaliyeed ku lee yihiin ka qeyb qaadashada Nabadda iyo la dagaalanka Xagjirnimada, waxaa sidoo kale kulanka lagu bogaadiyay kacdoonka lagu cirib tiraayo Argagixisada ee ka socda gobolada Dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here