๐——๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ข๐—ผ ๐—ง๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ ๐—จ ๐——๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐—ค๐—ผ๐˜†๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐˜‚๐˜‚๐—บ ๐—”๐—จ๐—ก ๐—ง๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ ๐—™๐—ฎ๐—ฟ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฒ

0
338

Inaa Lilaah waa Inaa Ileyhi raajicuun:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Guud ahaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo Kan Dowladda Hoose ee Xamar waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoysaskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, General Farxaan Maxammuud Aadan (Qarooole).

โ€œAllaha u naxariistee General Farxaan waxa uu ahaa halyeey Qaran oo mar walba u taagnaa difaaca Dalka, Diinta iyo Dowladnimadda Soomaaliyeed, Waxaan sidoo kale tacsi u dirayaa dhammaan saraakiisha iyo askarta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo uu ka tirsanaa General Farxaan Qarooleโ€ Ayuu yiri Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Waxaa eebe ugu baryaynaa in uu Jannadii fardowsa ka waraabiyo dhammaanteenna uu Samir iyo Iimaan Allr naga siiyo.

INNAA LILLAAH WA INNAA ILLEYHI RAAJICUUN.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here