Duqa Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada+sawiro

0
303

 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay cayaartoyda Kooxda Xulka Qaranka ee 17 jirrada oo kusoo guuleystay koobka cayaaraha Bariga iyo Bartmaha Afrika ee CECAFA.

Mas’uuliyiin kala gedisan oo heer Gobol, Federaal iyo Bulshaweynta Gobolka Banaadir ayaa si diiran usoo dhaweeyay Cayaartoyda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here