Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa Maanta Deeq Raashiin ah gaarsiiyay Xarunta Gabdhaha Agoonta ee Boondheere.
Deeqdaan ayaa ah mid ka timid Dowladda Emarat-ka Carabta isla markaana lasoo marsiiyay Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka.














