Duqa Muqdisho Oo Kormeeray Xafiisyadda Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar+Sawiro

0
456

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta kormeer ku sameeyay qaar ka tirsan Xafiisyada Maamulka Gobolka Banaadir si oo ugu kuurgalo howl maalmeedka shaqo ee ka socda xafiisyadaasi.

Xafiisyada uu Maanta booqday Guddoomiyaha ayaa kala ah Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha oo ah Xafiiska loogu adeego Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar iyo Xarunta Idaacada Codka Caasimadda ee Gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here