Guddoomiyaha G/Banadir Oo Deeq Lacageed ku Wareejiyay Dr Xabeeb+Sawiro

0
411

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Dr. Cabdiraxmaan Xasan Cawaale (Xabeeb) oo maalmihii u danbeeyay xanuunsanaa isla markaana uu horey Guddoomiyaha u booqday.

Duqa Magaalada Muqdisho oo horey u balan qaaday in uu gacan ka geysan doonno sidii xaalada Caafimaad ee Dr. Xabeeb wax loogu qaban lahaa, ayaa maanta Sahay Lacageed ku wareejiyay Dr. Cabdiraxmaan Xasan Cawaale (Xabeeb) oo safar Caafimaad dibada u aadi doonna.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here