Duqa Muqdisho oo qaabilay dadka qabo baahiyaha gaaarka

0
19

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowlada Hoose Xamar ku qaabilay xubna ka tirsan dadka baahiyaha gaarka qaba, si uu uga dhageesto caqabadaha heesto iyo sida ugu haboon ee loo xalin karo.

Wuxa ay uga warbixiyeeenHadal uu u jeediyey qaabilaada kadib waxa uu guddoomiye Madaale balan qaaday in uu wax badan ka qaban doono baahiyahooda iyo cabashooyinka ay soo gudbiyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here