Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo tala-bixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan u qabsoomay Dowaladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah.
Golaha Wasiirada Somalia ayaa qoraalka heshiiskan u soo gudbisay Baarlamaanka JFS, si ay uga tala-bixiyaan doorkooda ku aadan meelmarinta hannaanka heshiiskan iyo faaidooyinka uu u yeelan karo bulshada Soomaaliyeed.
Haddaba, qoraalka Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka waxa uu u dhignaa sidatan:















