Duqa Muqdisho oo qaabiilay safiirka u fadhiya Soomaaliya

0
310
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa  maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyada aan Wallaalaha nahay ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf, iyaga oo ka wada hadlay sidii Dowladda Jabuuti ay kaalin uga qaadan laheyd mashaariicda lagu horumarinayo bilicda Caasimadda.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Sheikh Yuusuf Madaale ayaa ugu mahadceliyay Dowllada Jamhuuriyada Jabuuti iyo Shacab keeda sida hagar la’aanta ah oo ay uga qeyb qaateen dhismaha dowladnimada Soomaaliya iyo dib udhiska dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here