Shirweynaha cullumada Soomaaliyeed ee ka socday magaaladda Muqdisho 23-26 Jannaayo 2023, ayaa Warmurtiyeed laga soo saaray.
Warmurtiyeedka ayaa ka kooban dhawr qodob, waxaana culummadu ay isku raaceen in iskaashi laga sameeyo sidii loo xoojin lahaa colaadaha ka dhanka ah argagaxisada.
AKHRISO WAR-MURTIYEEKA:


















