Gudoomiye Cali Yare oo shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ee degmooyinka gobolka Banaadir.

0
428
Guddoomiye ku Xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cali Cabdi Wardheere ayaa maanta shir Guddoomiyay Shirka Todobaadlaha ee Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Waxaa looga hadlay arrimaha Amniga Caasimadda, Siyaasadda, Doorashooyinka iyo u diyaargarowga natiijadda Shirka Samareeb ka socda ee uu ka qeybgelayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here