Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay Daahfurka Mashruuc lagu hormarinayo beeraha iyo kaluumeysiga

0
983

Guddoomiyaha Gobolka Bananadir ahna Duqa Muqdisho Md Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka qeyb galay daahfurka Barnaamijka Kobcinta Wax soo saarka Xoolaha iyo Kalluumaysiga.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa wasiiro heer fedaraal iyo wasiiro ka socday dowllad Gobolleedyada Dalka, danjiraha Midowga Yurub ee Soomaliya, hey’adda FAO iyo ganacsato Soomalaiyeed.

Barnaamijka ayaa la filayaa in uu kor u qaado Dhaqaaaha dalka iyo shaqo abuurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here