SAWIRRO: Xarun Haweenka Degmada Shibbis ay kusoo bandhigaan xirfadahooda oo maanta la dhagax-dhigay

0
296

Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta xirfadda farsamada gacanta ee haweenka degmada Shibis. taas oo loogu talagalay in haweenka ay kusoo bandhigaan xirfadahooda.

Munaasabada dhagax-dhigga waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha ururka haweenka Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Maxamuud Jaamac (Baarqab), guddoomiyaha degmada Shibis Mudane Cali Soomaali, guddoomiyaha ururka dhallinyarada Gobolka Banaadir, ururka haweenka degmada Shibis iyo marti sharaf kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here