Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo bandhigtay Talaadada maanta ah liiska u soo gudbay imtixaanka qoraalka ah ee codsiga jagada macallinimo.
Qoraalka wasaaradda ayaa lagu sheegay in musharaxiinta u soo gudbay imtixaanka qoraalka ah ay imtixaanka ku geli doonaan gobolladii ay soo doorteen markii ay soo codsanayeen shaqada.
Haddaba, hoos ka akhriso liiska codsadsyaashii soo gudbay:
FG: Si aad u hesho liiska Musharraxiinta soo gudbay booqo mareegtan.
https://codsigamacallinimada.emis.gov.so/ugudbay_imtixaanka_qoraalka_list.php













