Tababar loo soo xiray ciidanka ilaalada deegaanka iyo Waaxda Gurmadka Deg Dega ah

0
592

Iyada oo la fulinaayo baaqa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md.Cumar Maxmuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta tababar loo soo xiray ciidanka ilaalada deegaanka iyo qaar ka mid ah shaqaalaha waaxda gurmadka deg dega ah.

Tababar oo ku saabsanaa ka wacyigelinta bulshada Khataraha Dabka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Warbaahinta Gobolka Banaadir Cabdullaahi Wiish iyo Agaasimaha Waaxda gurmadka deg dega ah iyo madax kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here