Agaasimeyaal xilal lakala wareegay+ Sawiro

0
477

Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini ayaa xilka u kala wareejiyay agaasimaha cusub ee Waaxda Qorsheynta iyo Ingineeriyada ee dowlada hoose Xamar mudane Dalxa Cabdiraxmaan Xasan oo xilka kala wareegay agaasimihii hore ee waaxdaasi mudane Cabdiraxiin Cabdiqaadir Xasan.

Xilwareejinta kadib ayaa Gudoomiye Faarax Cabdi Diini waxa uu kula dardaarmay Agaasimaha cusub in uu si hufan u gato waajibaadka loo ig maday islamarkaana uu wax badan kusoo kordhiyo horumarinta Caasimadda.


 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here